Thursday, May 15, 2025
HomeDhageysiSAWIRO:DHAGEYSO:-Gudomiye Kuxigeenka Aqalka Sare Abshir Buqaari oo Cadaado Soogaaray

SAWIRO:DHAGEYSO:-Gudomiye Kuxigeenka Aqalka Sare Abshir Buqaari oo Cadaado Soogaaray

Kuxigeenka Kowbaad Ee Qalka Sare Abshir Maxamed Axmed Ayaa Maanta Waxaa uu Soogaaray Magaalada Cadaado Waxaan Garoonka Diyaaradaha Cadaado Ku Soodhaweeyay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Maamulka Dagmada Iyo Qeebaha Ka Duwan Ee Bulshad

Soodhaween Ka Dib Ayaa Sila Madaarka Diyaaradaha Cadaado Waxaa Saxaafada Ku La Hadlay Maayarka Dagmada Cadaado Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xusen {Tootole} oo Gudomiyaha Cadaado Ku Soodhaweeyay.

Gudomiye Kuxigeenka Kowbaad Ee Qalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya Abshir Maxamed A�Axmed {Buqaari} Ayaa Ujeedad Socdalkiisa Cadaado Ku Sheegay Xarig Ka Jarka Maktabada Guud Ee Dagmada Taasi oo Ay Dhalinyaradu Ka Faa,iidaysan Doonaan Islamarkaasna Ay Wax Ku Aqristaan

Halkaan Ka Dhageyso Codadka Tootole Iyo Buqaari

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe