Furitaan Maktabadaan oo Ay Ka Faa,iidaysandoonaan Dhalin Yaradu Ayaa Waxaa Goob Joog Ahaa Masuuliyiin uu Ka Midyahay Kuxigeenka Kabaad Ee Gudomiyaha Aqalka Sare Abshir Axmed Maxamed {Abshir Buqari}
Maamulka Dagmada Cadaado Xubno Ka Tirsan Labada Gole Ee Maamulka Galmudug Iyo Qeybaha Bulshada
Waxaan Xaruunta Sirasmiya Xariga Uga jaray Gudomiyaha Dagmada Cadaado Gudomiye Kuxigeenka Kowbaad Ee Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya
Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xusen {Tootole} Gudomiyaha Dagmada CadaadoA� Furitaankii Munaasabada Hadal Kooban Ka jeediyay Ayaa sheegay In Uga Mahad Colinayaan Furitaanka Xaruuntaa Xaafiiska Adeega Dadweynaha Ee Sanatar Abshir Buqaari
Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi QalinleA�oo Kamid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Ayaa sheegay In HowlwadeenadaMaktabadaan in Looga Baahan Yahay Deegaanada Kale Ee Galmudug in Ay Gaarsiyaan Macluumaadka Laga Helayo Maadaba Ay Tahay Makatabada Kaliya Ee kutaala Galmudug
Gudomiye Kuxigeenka Kowbaad Ee Baarlamaanka Aqalka Sare Ee Dalka Sanatar Abshir Axmed Maxamed {Abshir Buqari} oo Gaban Gabadii Munaasabada Hadal Ka Jeediyay Ayaa sheegay Maktabadaan In Ay Tahay Midii Dhalin Yaradu Ay Leeyihiin.
A�A� A�A�