#Cadaado Taliyaha Ciidanka Booliska Gal-Mudug, Taliye Qaybta Gobolka Gal-Gaduud, Taliyaha Saldhigga Degmada Cadaado Iyo Saraakiil Kale Oo Ka Tirsan Booliska Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaafiiska Laanta Isgaarsiinta Booliska Ee Degmada Cadaado.
Saraakiishan Ee Uu Hoggaaminayey Taliyaha Booliska #Gal_Mudug Ayaa Warbixin Ka Dhageystay Hawl-Wadeenna Xaafiiskan Iyaga Oo Ka Dalbaday In Soo Gudbiyaan Waxyaabaha Xaafiisku U Baahan Yahay Si Ay Usoo Dhameystiraan.