Saturday, March 22, 2025
HomeWararSawiro: Xaaf iyo Deni oo ku kulmay Gaalkacyo

Sawiro: Xaaf iyo Deni oo ku kulmay Gaalkacyo

Xaaf iyo Deni oo ku Kulmay Madaxtooyadda Cusub ee Gaalkacyo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacayo ku qaabilay oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Kulanka Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Galmudug waxaa qayb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Puntland iyo Galmudug.

Sidoo kale kulanka kadib waxaa qabsoomaya shir laba geesood ah oo ay yeelanayaan Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha ee Puntland iyo Galmudug. Shirka waxaa laga soo saari doonaa war-Murtiyeed.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe