Saturday, March 7, 2026
HomeWararSAWIRO:-Wasiir Cawad oo xiriirka laba geesoodka kala hadlay dhiggiisa Masar

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo xiriirka laba geesoodka kala hadlay dhiggiisa Masar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad waxa uu kula kulmay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar dhiggiisa Masar Sameh Shoukry.

Waxa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhow si loo sameeyo wax wadaag istiraatiijiyadeed oo dhammeystiran oo ka dhabaynaya danaha labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah, sidoo kale waxa ay faaqideen arrimo muhiim ah.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe