Sunday, January 19, 2025
HomeWararSawiro Tiiceey oo Qado Sharaf loogu sameeyay Cadaado

Sawiro Tiiceey oo Qado Sharaf loogu sameeyay Cadaado

Bulshada ku dhaqan Xaafada Bakiin ee magaalada Cadaado ayaa maanta qado sharaf u sameeyay Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cllaahi Macalin Aadan Tiiceey.

Reer Bakiil ayaa Mudane Tiiceey iyo masuuliyiintii lasocotay ee wasiiro gudoomiyaal iyo maamulka degmada Cadaado ku sooray Xad Caano iyo Cuntooyin kala duwan.

Tiiceey oo maalmahan ku sugan Cadaado ayaa loo sameeyay soodhaweyn heer sare ah waxayna u muujiyeen reer Cadaado inay u hayaan taageero baaxad weyn.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe