Home Warar Sawiro: Mashruuca maanta geed beer oo ka hirgalay Cadaado

Sawiro: Mashruuca maanta geed beer oo ka hirgalay Cadaado

199

Mashruuca maanta geed beer oo ka hirgalay Cadaado

Axmed Sh Xasan Jagejage oo madax ka ah mashruuca maanta geed beer ayaa sheegay in reer Cadaado ay qaateen ololahan lagu dhireynayo magaalada Cadaado ee xarunta baarlamanka Galmudug

Xildhibaan Xusen Xamarow oo kamid ah barlamanka Galmudug ayaa ka qeyb qaadanaya mashruuca maanta geed beer waxuuna gurigiisa ku beeray geedo badan si bilicda sare loogu qaado

Reer Cadaado ayaa kaalinta koowaad uga jira ka qeyb qaadashada hormarka dhankasta

#Share_garee