Saturday, November 1, 2025
HomeBarnaamijyadaSawiro: Madaxweyne Xaaf oo caawa lagu soodhaweeyay madaxtooyada Galmudug ee Cadaado

Sawiro: Madaxweyne Xaaf oo caawa lagu soodhaweeyay madaxtooyada Galmudug ee Cadaado

Sawiro dheeraad ah

Si farxad leh ayaa goordhow oo caawa ah madaxweyne Xaaf loogu soodhaweeyay madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado

Madaxweyne Xaaf sawirada waxaa kula jira Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye, Xildhibaan Cabdiraxman Odawaa iyo madaxweyinii hore Ximan iyo Xeeb Mohamed Aden Tiiceey iyo masuuliyiin kale

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe