Tuesday, March 18, 2025
HomeWararSAWIRRO:- Madaxweynaha Galmudug oo Goordhow Gaaray Magaalada Hobyo.

SAWIRRO:- Madaxweynaha Galmudug oo Goordhow Gaaray Magaalada Hobyo.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa waxaa safarka ku wehliya Xildhibaano katirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Galmudug.

Shacabka iyo Maamulka Degmada Hobyo yaa si weyn u soo dhaweeyay madaxweynaha iyo waftiga la socda, waxaana markii ay ka soo dageen garioonka loo soo galbiyay Gudaha Magaalada Hobyo, halkaasi oo ay kula hadli doonaa warbaahinta.

Masuuliyiintan maata gaaray hobyo ayaa ka qeyb qalaya xarig jarka wadada xariirisa magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo oo dhawaan lasoo gabagabeeyay.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

336 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe