Home Warar Sawiro Madaxweynaha Galmudug iyo Masuuliyiin Faderaalka ah oo kormeeray Dekadda Hobyo

Sawiro Madaxweynaha Galmudug iyo Masuuliyiin Faderaalka ah oo kormeeray Dekadda Hobyo

601

Madaxweynaha Galmudug Wasiiro Faderaalka ah xildhibaano katirsan labada gole ee baarlamaanka Somaliya iyo masuuliyiin kale oo maanta gaaray Hobyo ayaa kormeer kutagay halka laga dhisi doono dekadda magaalada Hobyo.

Masuuliyiintan ayaa indha indheeyay goobta la filayo in laga dhiso dekadda Hobyo waxayna sheekeen in magaalada Hobyo laga dhisi doono mid kamid ah dekaddaha ugu weyn Somaliya.