Thursday, February 13, 2025
HomeDhageysiSAWIRO:-Gudomiye Cali Gacal Ugu Baaqay Xildhibaanada Galmudug In Ay Cadaado Iskugu Yimaadaan

SAWIRO:-Gudomiye Cali Gacal Ugu Baaqay Xildhibaanada Galmudug In Ay Cadaado Iskugu Yimaadaan

Cali Gacal Casir Gudomiaha Baarlamaanka Galmudug Islamarkaasna Maalin Ka Hor Xildhibaano Dhuusamareeb Ku Shiray Ay Sheegeen In Kalsoonida Kala Laabteen Ayaa Maanta Siween Loogu Soodhaweeyay Garoonka Diyaaradaha CadaadoMasuuliyiin uu Kamid Yahay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maamulka Dagmada Cadaado Iyo Qeebaha Kala Duwan Ee Bulshada Ayaa Ka Qeebqaatay Soodhaweentiisa oo Ay SocdaalkaA� Ku Wehlinayeen Xildhabaano Iyo Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Galmudug.

Ugu Horeen Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa sheegay In Aysan Aqbali Doonin Cidii Ka Tolowda Dasturka Galmudug.

Cali Gacal Casir Gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Madaarka Diyaaradaha Cadaado Saxafada Kula Hadlay Ayaa sheegay In Ay Cadaado Iskugu Yimaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Kuxigeenka Madaxweynha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Ayaa Sheegay In Mudo Hal Sono Ka Hor Qilaafkii Galmudug Ka soo Dhex Bilowday In uu Wali Taaganyahay.

Xaquuqda SawiradaA�Ceelhuur Online

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe