Saturday, November 1, 2025
HomeWararSawiro: Galmudug oo maanta looga fariistay imtixaanada dugsiyada dhexe

Sawiro: Galmudug oo maanta looga fariistay imtixaanada dugsiyada dhexe

Guud Ahaan deegaanada Maamulka Galmudug waxaa Si rasmiya maanta Looga daah furay imtixaanaadka Dugsiga dhexe Fasalka 8daad .
Magaalooyinka Gaalkacyo .Cadaado Caabud waaq Dusmareeb Guriceel iyo Deegaano kale ayay Ardaydu ufariisteen Imtixaanaadka Faslka 8daad Ee Dugsiga dhexe kaasi oo ay qaadayso Wasaaradda waxbarashada Galmudug .

Madaxa Xukuumadda Galmudug Dr Sheikh Maxamed Shaakir Cali iyo madaxda wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa kormeeray Xarumaha kala duwan ee lagu galayo imtixaanaadka ee Gobolada Dowlad Goboleedka Galmudug .

Ardaydii ugu Badnayd Deegaanada Galmudug ayaa sanadkaan imtixaanaadka Dugsiga Dhexe ufariisanaya .

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe