Home Warar Madaxweyne Farmaajo oo caawa ka hadlay arimaha doorashooyinka

Madaxweyne Farmaajo oo caawa ka hadlay arimaha doorashooyinka

110

Madaxweyne farmaajo” Doorasho kastaahi Xiligeeda ayey dhaceysa ta Maamulada iyo Mida dowlada dhexeba ”

Galmudug inaan daawa uqornaa rabnay lakin Madaxweyne xaaf ayeysan ucuntamin kadib markuu dib latashiyo usameeyay.

Waxaan dooneynaa inaan xukunka ku celino gacanta shacabka ayna doortaan xisbiga au rabaan kaas ooysan hadhow ku eedi doonin cid kale oon naftooda ahayn.

Waa qayb kamid ah hadaladii madaxweyne Maxamed cabdulahi farmaajo oo caawa ka hadlayay munaasabada xuska 15 ka May.

Mahadsanidiin

Maxamed Ciise Koonaa