Doorashada ururka suxufiyiinta gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.
Xilka gudoomiyaha ururka suxufiyiin gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo sharaxay ilaa afar musharax.
Doorashada oo martay sadax wareeg ayaa waxaa xilka gudoomiyaha ururka suxufiyiinta gobolka Mudug ku guuleystay Hanad Cabdi Faarax


