Home Barnaamijyo Sawiro: Cadaado oo laga sameynayo biyo mareeno

Sawiro: Cadaado oo laga sameynayo biyo mareeno

138

Cadaado maanta waxaa ka bilowday qorshe magaalada loogu sameynayo biyo bareeno si biyaha looga gudbiyo magaalada

Sidoo kale qorshahan ayaa wata olole looga saarayo biyaha goobaha ay fariisteen

Reer Cadaado oo iskutashanaya ayaa isku keenay maal, muruq iyo qalabka lagu hagaajinayo magaalada