Thursday, October 30, 2025
HomeBarnaamijyadaSawiro: Cadaado oo laga sameynayo biyo mareeno

Sawiro: Cadaado oo laga sameynayo biyo mareeno

Cadaado maanta waxaa ka bilowday qorshe magaalada loogu sameynayo biyo bareeno si biyaha looga gudbiyo magaalada

Sidoo kale qorshahan ayaa wata olole looga saarayo biyaha goobaha ay fariisteen

Reer Cadaado oo iskutashanaya ayaa isku keenay maal, muruq iyo qalabka lagu hagaajinayo magaalada

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe