Home Warar Sanad Guuradii 11 Ee Idaacada Codka Gobolada Dhexe oo xalay ...

Sanad Guuradii 11 Ee Idaacada Codka Gobolada Dhexe oo xalay La Qabtay magaalada cadaado{sawiro}

149

Sanad Guurada 11 Ee Idaacada Codka Gobolada Dhexe ayaa xalay La Qabtay magaalada cadaado waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan iyo Qeybaha Kala Duwan Iyo Bulshada.

madaxdada Idaacada Codka Gobolada Dhexe oo goobta ka hadashay ayaa waxaa ay sheekeeyeen marxaladii ay soo martay Idaacada Codka Gobolada Dhexe .
qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galay munaasabadii xalay ee Idaacada Codka Gobolada Dhexe ayaa hambalyo waxay u jediyeen maamulka iyo shaqalaha Idaacada Codka Gobolada Dhexe .

Wasiirkii hore ee Arimaha Guda Dowlada Somaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo ka hadlay munaasada Hambalyeeyay waxaana uu shegay in madaxda Idaacada Codka Gobolada Dhexe logu baahanyahay in ay ka shaqeyayaan hormarka dalka.
W/D:Bashiir cabdulahi cismaan