Thursday, April 18, 2024
HomeWararSacuudiga oo dib u soo celiyey Markab waday Xoolo

Sacuudiga oo dib u soo celiyey Markab waday Xoolo

Markabka xamuulka ee lagu magacaabo MV Mabrouka oo shixnad xool nool geeyey Dekedda magaalladda Jeddh ee dalka Sacuudiga ayaa dib ugu laaabtay Dekedda Port Sudan ee dalka Sudan.

Warbaahinta Sudan ayaa sheegtay inuu Markabkaasi waday 7,228 neef oo ido ah iyo 114 neef oo Geel ah.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu sheegay inay Xoolahaasi ka heleen xanuunka qandhada ee Rift Vlley Fever, kadib, markii muunad dhiig oo laga qaaday lagu baaray Shaybaarka.

Waa markabkii u horeeysay oo Shixnad Xoolo ah geeyey Sacuudiga oo dib loogu soo celiyey dalka Sudan oo ah dalkii laga soo raray Xoolahaasi.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe