Saturday, June 15, 2024
HomeWararKhasara ka dhashay Roobab Dabeylo Xooggan wata oo ka bilowday Puntland iyo...

Khasara ka dhashay Roobab Dabeylo Xooggan wata oo ka bilowday Puntland iyo Somaliland.

Sida ay saadaalinayaan khubarada saadaasha hawada, dabeylo ka kacay gacanka cadmeed ayaa isu beddelay duufaan xoog leh oo saameyn ku yeelatay qeybo ka mid ah xeebaha Somalia.

Duufaantan ooloogu magac daray Sagar ayaa qeyb ka ah dabeylaha loo yaqaan Maansoonka, gaar ahaan waxey ka soo farcantay sida ay baahiyeen qaar ka mid ah wargeysyada Carabta – duufaan weyn oo loo bixiyay One oo ka soo kacday waqooyiga Badweynta Hindiya.

Duufaantan ayaa roobab xoog leh ku hoorin doonta maalmaha soo socda xeebaha Somalia, kuwaas oo saakay ka billowday xeebaha Puntland, gaar ahaan Sanaag iyo Heyland.

Mas’uuliyiinta maamullada Somaliland iyo Puntland oo ay roobabkan iyo duufaantan si weyn u saameyn doonaan, ayaa soo saaray digniino ku wajahan dadka ku nool magaalooyinka xeebaha iyo kaluumeysatada, oo looga digayo inay ka fogaadaan dhulka go’dan iyo xeebaha.

Dufaanta iyo roobabkan ayaa laga cabsi qabaa inay keeni karaan dhimasho iyo dhibaato ka soo gaarta Soomaaliya oo todobaadyaddii u dambeeyay meelaha qaar dadku ay la dhibaatoonayeen daadad ka dhashay roobabkii caadiga ahaa oo sanadkan u da’ay si ka badan sidii la filayay.

QORAALADA LA XIRIIRA

13 COMMENTS

  1. Hi there this is kinda of off topic but I was wanting to know if blogs use WYSIWYG editors or
    if you have to manually code with HTML. I’m starting a blog
    soon but have no coding knowledge so I wanted to get guidance from someone with experience.
    Any help would be greatly appreciated! I saw similar
    here: Dobry sklep

  2. Howdy! Do you know if they make any plugins to assist with Search Engine Optimization?
    I’m trying to get my blog to rank for some targeted
    keywords but I’m not seeing very good success. If you know of any
    please share. Many thanks! You can read similar article here:
    Dobry sklep

  3. Hi! Do you know if they make any plugins to assist with Search Engine Optimization? I’m trying to get my blog
    to rank for some targeted keywords but I’m not seeing very good results.
    If you know of any please share. Cheers! You can read similar article here:
    Najlepszy sklep

  4. Hello! Do you know if they make any plugins to help with Search Engine Optimization? I’m trying to get my
    website to rank for some targeted keywords but I’m not seeing very good gains.
    If you know of any please share. Cheers! You can read similar art here: AA List

  5. I have been browsing online more than 3 hours nowadays, but I by no means found any interesting article like yours. It is pretty price sufficient for me. Personally, if all website owners and bloggers made just right content material as you probably did, the internet can be a lot more useful than ever before!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe