Wednesday, April 29, 2026
HomeWararR’iisul Wasaare Rooble & Midowga Musharixiinta oo kulan yeeshay

R’iisul Wasaare Rooble & Midowga Musharixiinta oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xusseen ayaa hoygiisa Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada xilgaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble Madaxweynaha Galmudug iyo Midowga musharaxiinta.
Kulanka ayaa looga arinsanayay xaaladaha guud ee dalka ka jira iyo sidii loo dardar gelin lahaa howlaha doorashooyinka dalka.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali guudlaawe ayaa sheegay in uu wado dadaalo xoogan oo looga arinsanaayo masiirka dalka si heshiis looga gaaro qabsoomida doorasho loo dhan yahay.
Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo wadatashi ah ku yeeshaan Xubno ka socda Xukuumadda, Midowga Musharixiinta & Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hir-Shabeelle

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe