Thursday, April 18, 2024
HomeBarnaamijyadaRa'iisulwasaare Xasan Cali Khayre iyo odayaasha reer Cadaado oo maanta kulmay

Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre iyo odayaasha reer Cadaado oo maanta kulmay

Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre iyo odayaasha reer Cadaado ayaa maanta kulmay

Odayaasha ayaa sheegay in dowlada faderaalka ay ka doonayaan hirgelinta in Cadaado tahay xarunta baarlamanka Galmudug oo horey ugu dhawaaqay madaxweyne Farmaajo

In la fuliyo mashruucyadii madaxweyne Farmaajo ka dhax dhigay Cadaado

In si cadaalad ah oo dhiso Galmudug islamarkaana habka xildhibaanada loo xulayo lagu saleeyo awood qeybsiga beelaha

Iyo in mudo xileedka soo socda reer Cadaado xaq u leeyihiin xilka madaxweynaha Galmdug laguna tixgelsho

Sidoo kale odayaasha ayaa u sheegay Khayre in dowlada faderaalka ay ka doonayaan xaquuqaha ay kuleeyihiin ee laga gaabiyay fulintooda

Xasan Cali Khayre Raiisulwasaaraha dalka ayaa sheegay in waxyaabaha xaqa u leeyihiin reer Cadaado la siin doono haatana uu dib ugu laabanayo wadatashi jawaabna uu kusoo celin doono odayaasho

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe