Saturday, March 22, 2025
HomeWararRaiisulwasaare Khayre oo aqbalay inuu iscasilo

Raiisulwasaare Khayre oo aqbalay inuu iscasilo

Warar hoose oo soo gaaray idaacada Codka Gobolada Dhexe  ayaa sheegaya in Raiisulwasaaraha dalka mudane Xasan Cali Khayre uu aqbalay uu isaga tago xilka Raiisulwasaarenimo.

Raiisulwasaare Khayre ayaa aqbalay inuu iscasilo kadib cadaadisyo baahsan loo lasoo saaray waayihii dambe.

Cadaadisyadan ayaa badankooda ka yimid xubnaha muraacadka kuwaas oo dowlada culeys ku saaray in raiisulwaaaraha uu baneeyo kursiga.

Madaxweynaha dalka Maxamed Claahi Farmaajo ayaa Raiisulwasaare Khayre u soo jeediyay inuu iscasilo taasi oo ugu dambeyn keentay in Khayre aqbalo iscasilaadaasi.

Xasan Cali Khayre ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo inuu iska casilay xilka Raiisulwasaarenimo.

Wixii kusoo kordha halkan kala soco insha allah

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe