Saturday, June 6, 2026
HomeWararGudahaRa’iisul Wasaare Xamse oo eedeymo u jeediyay Madaxdii hore ee dalka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo eedeymo u jeediyay Madaxdii hore ee dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamze Cabdi Barre oo ku sugan Laascaanood, ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta heeb ahaan kasoo jeedda deegaanada SCC ee xilalka sar sare kasoo qabtay dalka.

 

Madaxda uu weerarka dhinaca Afka ah uu ku qaaday waxaa kamid ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid iyo Saacid.

Waxa uu tilmaamay in madaxdaaai ay ka jawaabi waayeen baahiyaha reer Khaatumo balse isaga uu ka jawaabay.

Mudane Xamse ayaa Xusay In SCC ay ku jirto wadadii lagu aqoonsan lahaa isaga oo tilmaamay in ay tahay meel Soomaaliyeed oo Hormuud u ah midnimada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay socdaal ku joogay Magaalada Laasacaanood ee gobolka Sool isagoo ka dhagax dhigay Mashaariic halka uu xariga ka jaray kuwa kale.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe