Wednesday, April 29, 2026
HomeWararka MaantaRa’iisul wasaare Rooble oo kusii jeedda Jabuuti

Ra’iisul wasaare Rooble oo kusii jeedda Jabuuti

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kusii jeedda dalka Jabuuti.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doona Caleema saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan dib loo doortay.

Wafdiga Ra’iisul wasaaraha waxaa ka mid ah Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe