Saturday, May 2, 2026
HomeWararRa’iisul Wasaare Horey Isku Casilay Oo Mar Kale RW Loo Magacaabay

Ra’iisul Wasaare Horey Isku Casilay Oo Mar Kale RW Loo Magacaabay

Amiirka dalka Kuwayt ayaa mar kale Ra’iisal wasaare u magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid

Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa maanta oo Axad ah dib ugu magacaabay Ra’iisul wasaaraha dalkaas Shiikh Sabaax Al-Khaalid Al-xamad Al-Sabaax.

Wakaaladda wararka ee Kuwayt ayaa sheegtay in wareegto ka soo baxday xafiiska amiirka dalkaas lagu magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid.

Ra’iisal wasaasraha la magacaabay ayaa la amaray inuu so xulo golo wasiiro oo tayo leh kuwaas oo dalka ku hoggaamin kara horumar .

Amiirka dalka Kuwayt ayaa hore u aqbalay iscasilaadda xukuumaddii hore isagoo ka codsady inay xilka sii hayaan inta laga soo dhisaayo xukumad cusub.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe