Thursday, August 13, 2026
HomeWararDibaddaRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magaalada Manama ee dalka Baxreyn kula kulmay Madaxweynaha...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magaalada Manama ee dalka Baxreyn kula kulmay Madaxweynaha Ciraaq.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Manama ee dalka Baxreyn kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ciraaq, Dr.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Barre iyo Madaxweyne Dr.

Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray danaha labada dal ee waxtarka u leh labada shacab, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, dhaqanka, waxbarashada, iyo caafimaadka, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hoosta ka xarriiqay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq oo ku saleysan danta guud ee labada dowladood, iyadoo labada dowladood ay wadaan dagaal lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee dalalkooda ku sugan.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe