Tuesday, May 12, 2026
HomeWararQarax goordhow ka dhacay degmada Maxaas oo lagu dilay...

Qarax goordhow ka dhacay degmada Maxaas oo lagu dilay…

Qarax geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa Goor dhow ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Qaraxa ayaa waxa ku dhintay Alaha u naxariistee Gudoomiya Ku xigeynkii Amaanka iyo siyaasada degmada maxaas Cabdirashiid cismaan cabdi waxana ku dhaawacnay labo Asgari iyo qof shacab ah.
Sidaa waxa ii xaqiijiyay Gudoomiyaha degmada maxaas ee Gobolka Hiiraan Shiiq Cabdiraxmaan cilmi cawaale.
Qaraxa ayaa loo maleynayaa in uu ahaa mid dhulka lagu aasay waxana uu ka dhacay Meel u dhow suuqa lagu iibiyo qaadka ee degmada Ciidamada amaanka ayaa ka wado degmadaasi Howl galo lagu baadi goobayo cidii ka danbeysay qaraxaasi.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe