Thursday, May 15, 2025
HomeWararPuntland oo ka hortimid ergayga uu Madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabay arrimaha...

Puntland oo ka hortimid ergayga uu Madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabay arrimaha Somaliland.

Puntland ayaa sheegtay magacaabidda ergayga arrimaha Somaliland uu u Magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu yahay qorshe indhaha caalamka looga qariyo waxay ugu yeertay xasuuqa iyo barakicinta Somaliland ay ka geysatay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

War saxafaadeed kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka aysan sinna dhexdhexaad uga ahayn colaadda Magaalada Laascaanood.

Puntland waxay ku eedeysay in dowladda Soomaaliya ay la safan tahay dhinaca Somaliland una aqoonsan tahay in magaalada Laascaanood ay tahay magaalo katirsan maamulka Somaliland.

Halkan ka Daawada Warkaan oo faah faahsan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe