Sunday, May 31, 2026
HomeWararNISA Oo Sheegtay In Muqdisho Ay Ku Qabteen Xubno Ka Tirsan Al-shabaab

NISA Oo Sheegtay In Muqdisho Ay Ku Qabteen Xubno Ka Tirsan Al-shabaab

War kasoo baxay Taliska Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee loosoo gaabiyo NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal gaar ahaa oo xalay ka dhacay Muqdisho ay kusoo qabteen xubno katirsan Daacish.

NISA ayaa sheegtay in howlgalka uu ahaa mid qorsheysan, si taxadar leh ciidamadooda ay u fuliyeen, waxa ayna sheegeen in aan jirin waxyeelo ka dhalatay.

Nabad sugidda sooma bandhigin Magacyada, Tirada iyo Sawirada Xubnaha katirsan Daacish ee ay kusoo qabteen Howlgalkooda.

Ciidamada NISA ayaa howlgalo ka wada Magaalada Muqdisho, waxa ayna sheegeen in ay kusoo qabteen Xubno katirsan Daacish iyo Al-Shabaab.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe