Thursday, May 7, 2026
HomeWararNin Madaxa Looa Jiro oo Carruur uu Dhalay ku Riday Webiga Shabelle

Nin Madaxa Looa Jiro oo Carruur uu Dhalay ku Riday Webiga Shabelle

Ciidamada Booliska iyo shacabka.magaalada Jowhar oo ka soo badbaadiyay 2 carruur ah oo Aabahood uu wabiga ku ridey.

Aabaha dhalay labadan carruurta ah oo magaciisa lagu sheegay Maroodiyow ahna nin dhalinyaro ah oo madaxa looga jirey ayaa haatan lagu xirey saldhigga booliska jowhar.

Ciidamo marayay buundada wabiga ayaa arkay waxaana u suurtogashay iyagoo kaashanaya dad wadada marayay inay labadan carruurta ah ka soo saaraan wabiga iyagoo oo nool.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe