Tuesday, May 26, 2026
HomeWararMW Guudlaawe oo Wasiirka Maaliyadda DG Hir-Shabeelle u magacaabay Cabdiraxiin Ciise Caddow.{AKHRISO}

MW Guudlaawe oo Wasiirka Maaliyadda DG Hir-Shabeelle u magacaabay Cabdiraxiin Ciise Caddow.{AKHRISO}

Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Maaliyadda Dowlad-Goboleedkaas Cali Cabdulle Nuur, waxa uu booskaas u magacaabay Cabdiraxiin Ciise Caddow.

Xaanshi kasoo baxday Madaxtooyada Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa lagu sheegay in Wasiir magacaaban ee Wasaaradda Maaliyadda & horumarinta dhaqaalaha DG Hir-Shabeelle laga sugayo hagaajinta dhaqaalaha oo kamid ah ilaha ugu muhiimsan.

Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu wadaa in uu is baddel ku sameeyo qaar kamid ah Wasiiradiisa, qaarkood waxaa loo baddelayaa Wasaarado kale halka qaarka kale baddelkooda la magacaabayo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe