Monday, April 15, 2024
HomeWararMuqdisho:- Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dawladda Oo Khasaare dhaliyey.

Muqdisho:- Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dawladda Oo Khasaare dhaliyey.

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay maanta ku dagaallameen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Dadka degaanka ayaa sheegay in falkaan uu ka dhacay Xaafadda Xalane ee degmada Wadajir ee magaaladda muqdisho.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamada ay isku qabsadeen lacag laga qaadayay guri laga dhisaayay Xaafadda Xalane.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay kala ahaayeen Milatari iyo sidoo kale ciidamada xasilinta.

Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay qof shacab ah oo goobta maraayay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe