Midowga Musharixiinta oo ka hadlay weerarkii Hotelka Afriik

67
690

Qaar kamid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen weerarkii geystay khasaaraha kala duwan ee lagu qaaday hotelka Afriik ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo sigaar ah uga tacsiyadeeyay Janeraal Galaal oo weerarka ku geeriyooday.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur, Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Kheyre, Madaxweyne hore Xasan Sheekh Maxamuud oo dhamaantood kamid ah Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ka tacsiyadeeyeen dadkii ku dhintay weerarkaas, sigaar ah geerida Janeraal galaal.

Waxaa ay ku eedeeyeen Madaxda dowladda Soomaaliya inay ka gaabiyeen sugida ammaanka dalka iyo la dagaalanka Ururka Al-Sbabaab oo ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Hotelka Afriik.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada ammaanka toogteen Saddex kamid ah raggii weeraray hotelka halka mid kale uu is qarxiyay, sidoo kale weerarka ay ku dhinteen 5 Ruux oo uu kujiro Janeraal Galaal.

67 COMMENTS

  1. I’ve been exploring for a bit for any high quality articles or blog posts on this sort of area . Exploring in Yahoo I at last stumbled upon this site. Reading this info So i am happy to convey that I’ve a very good uncanny feeling I discovered exactly what I needed. I most certainly will make sure to do not forget this web site and give it a glance regularly.

  2. Thanks for another magnificent article. Where else could anyone get that kind of information in such an ideal way of writing? I have a presentation next week, and I’m on the look for such information.

  3. After study a few of the blog posts on your website now, and I truly like your way of blogging. I bookmarked it to my bookmark website list and will be checking back soon. Pls check out my web site as well and let me know what you think.

  4. I was just seeking this info for some time. After six hours of continuous Googleing, finally I got it in your web site. I wonder what’s the lack of Google strategy that don’t rank this type of informative websites in top of the list. Generally the top websites are full of garbage.

  5. I haven¦t checked in here for a while because I thought it was getting boring, but the last several posts are good quality so I guess I will add you back to my daily bloglist. You deserve it my friend 🙂

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here