Tuesday, April 21, 2026
HomeWararMidowga Afrika oo xal u raadinaya xiisadda biyo-xireenka Itoobiya

Midowga Afrika oo xal u raadinaya xiisadda biyo-xireenka Itoobiya

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo, ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika Flex Tshisekedi ayaa booqasho ku tagay magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar, halkaas oo uu kula kulmay madaxwayne Abdel Fattah el-sisi.
Booqashada madaxweyne Tshisekedi ayaa qayb ka ah dadaallada xal u raadinta xiisadda biya-xireenka Ethiopia.

Xiisaadda ka dhalatay biya-xireenka oo u dhaxeeysa dalalka, Itoobiya, Suudaan iyo Masar ayaa xoogeysatay blihii la soo dhaafay, waxaana Midowga Afrika ay haataan wadaan dadaalo nabadeed six al looga gaaro xiisadaas.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe