Tuesday, October 27, 2026
HomeWararMaxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay ninkii dilay Wasiir Siraaji

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay ninkii dilay Wasiir Siraaji

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ayaa goordhow fulisay dil toogasho ah oo ay xukuntay lix sano ka hor.

Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo hore u Dilay Wasiirkii Howlaha Guud Ee Xukuumadii Hassan Kheyre Cabaas Cabdullahi Sheikh Siraaji May Sedexdeedii 2017 ayaa maanta lagu fuliyay Xukunkii Dilka ahaa oo ay Hore ugu kala Xukumeen Heerarka Maxkamadda Ciidamada.

Toogashada ayaa ka dhacday dugsiga tababarka Gen- Gordan ee Muqdisho

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe