Friday, May 1, 2026
HomeWararMaxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo hogaan cusub loo doortay

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo hogaan cusub loo doortay

Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa  loo doortay madaxweynaha cusub ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay bedelaysaa Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah.

Kirill Gevorgian oo u dhashay Ruushka ayaa isna loo doortay madaxweyne kuxigeen, madaxdan cusub ayaa xilla hayn doona min saddex sano.

Maxkamadda ICJ ayaa bisha soo socota ee March waxay qaadaysaa dawcadda Soomaaliya ka gudbisay sheegashada Kenya ee biyo badeedka Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe