Wednesday, June 24, 2026
HomeWararGudahaMaxay tahay sababta xilka looga qaaday Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed

Maxay tahay sababta xilka looga qaaday Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed

Magaalada muqdisho bilihii la soo dhafay waxaa ka socday dhul Boob xoogan oo dad badan laga barakiyay dhulkii ay ku noolaayeen.

Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Xasan Cusmaan Gacal, ayaa xilka laga qaaday kaddib markii uu qoray warqadan uu uga soo horjeestay dhul jaamacadda Umadda leedahay oo la boobayay.

Hoos ka Akhriso warqada uu qoray Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ee xilka laga qaaday maanta.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe