Monday, May 25, 2026
HomeWararMaxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo talaado ah ay yeesheen mid kamid ah Kulamadooda caadiga ahaa maadaama Kulankii shalay oo Isniin ah yeelan jireen uusan qabsoomin.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada inay soo xaadiraan Kulanka maanta, iyada oo Ajanadaha kulanka uu yahay Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022, waxaana hortei doona Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sabtidii todobaadkaan ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare, waxaana weli horyaalla Sharciyo dhowr ah oo u baahan inay ansixiyaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe