Tuesday, October 13, 2026
HomeWararDibaddaMareykanka oo door ku yeelanaya Wadahadalada Somalia iyo Somaliland

Mareykanka oo door ku yeelanaya Wadahadalada Somalia iyo Somaliland

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan miro dhal ah la qaatay Mr. Shane L.Dixon oo ah ku-simaha safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleyn guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna xaaladda Somaliland iyo Wadahadallada DF iyo SOMALILAND.
Ku-simaha Safiirka ayaa u noo cadeeyay ergayga sida ay Dowladda Mareykanka markasta oga go’an tahay wadajirka iyo xasiloonida Soomaaliya iyo in ay garabtaagan yihiin in ay wadahadaladu guuleystaan.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe