Thursday, June 4, 2026
HomeWararGudahaMadaxweyne Xasan Shiikh oo u safaraya dalka Qadar

Madaxweyne Xasan Shiikh oo u safaraya dalka Qadar

Madaxweyne Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan u safro dalka Qadar, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah.

Sida qorshaha yahay Madaxweynaha ayaa goobjoog noqon doona madasha Dooxa Forum oo qabsoomeysa inta u dhaxeysa 6 ilaa 7 bishaan December.

Madaxweynaha ayaa halkaasi ka jeedin doona khudbad looga hadlayo xaaladda guud ee dalka gaar ahaan horumarka laga gaarey arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe