Thursday, June 25, 2026
HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeelanaya dhiggiisa dalka Ereteriya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeelanaya dhiggiisa dalka Ereteriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo oo laba maalmood ah ku jooga magalada Asmara ee dalka Eritreya. Ayaa Maanta lakulmaya dhigiisa Ereteriya

Kulanka labada hogaamiye ayaa waxaa Maanta diirada lagu saari doona arrimo dhowr ah oo quseeya labada dhinac

Madaxweynayaasha reteriya iyo Soomaaliya ayaa sigaara waxaa looga hadli doona xiriirka labada dal, arrimaha gobolka & ciidamo Soomaali ah oo tababar kaga socdo dalkaas kuwaas oo dhawaan halkaas la geeyay .

Booqashadan oo ah tii 3aad ee Madaxweyne Xassan Shiikh ku tago Asmara tan iyo markii la doortay sanad ka hor ayaa ku soo aadeysa xili ay dalka ku soo laabteen inta badan ciidamo kumanaan gaaraya oo Dowlada Somalia loogu tababaray dalka Eritreya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe