Madaxweyne Xaaf ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho waxuuna saakay safar uga soo baxay magaalada Gaalkacyo
Warar hoose ayaa sheegaya in Xaaf looga yeeray Muqdisho islamarkaana uu jiro heshiis dhexmaray dowlada dhexe
Ilo wareedyo hoose ayaa sheegaya in Dowlada Somaliya ku qancisay Xaaf inuu isaga tanaasulo xilka madaxweynaha Galmudug
Wararka ayaana intaa ku daraya in Xaaf maalmahan soo socda Muqdisho uga dhawaaqi doono inuu iska casilay xilka madaxweynaha Galmudug
Wixii war kusoo kordha wararkeena dambe ayaa kula socon doontaan insha allah