Thursday, May 7, 2026
HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo maanta ku wajahan Garoowe

Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku wajahan Garoowe

Maanta waxa lagu waddaa in Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland uu ka furmo shirweyne looga hadlaayo Xaaladda wadatshiga Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan Madaxda ugu Sareysa dalka.

Saacadaha Soo Socda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ku wajahan Magaalada Garoowe. waxaana hadda halkaasi ku sugan Madaxda maamul goboleedyadda intooda badan marka laga reebo Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale Geele Xaaf oo Safar dhulka ka ah lagu wada in uu ku yimaado maanta magaalada Garoowe?

Shalay garoowe waxaa gaaray Ra”isul wasaaraha Soomaaliya xasan Cali khaiyre, iyo wasiiro ka tirsan Xukumada Xildhibaano ka socda Golaha Shacabka qaar ka mid ah Madaxda Dowlad gobaleedyada dalka?

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe